MUQDISHO —
Ciidamada Booliiska ee Somaliland ayaa xabsiga dhigay fanaanka Qamar Suugaani iyadoo lagu eedeeyay inuu magaalada Muqdisho u tagay si uu bandhig faneed ugu qabsado.
Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.