MELBOURNE —
Magaalada Melbourne ayaa guud ahaan dib loo furay ganacsiyadii loo xiray cudurka COVID-19 dartiis, kadib markii uu madaxa gobolka Victoria Daniel Andrews uu ku dhawaaqay
Soomaali badan oo ganacsiiyo ku heysta halkaasi ayaa markiiba dib u furay dib u furay xarumahooda ganacsi oo in ka badan saddax bilood u xirnaa xayiraad lagu soo rogay
Wariyaha VOA ee qaarada Australia Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbxintan Melbourne kasoo diray.