Shaqada garoonka diyaradaha Jeneraal Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe ayaa maanta hakad ku yimid kaddib markii waddada ay diyaradaha ku cararaan ay shil ku gashay diyaradda Air Djibouti.
Weriyaha VOA ee Garoowe, Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan noo soo diray.