NAIROBI —
Dawladda Kenya ayaa ka hadashay go’aanka ay Soomaaliya xiriirka ugu jartay, ayada oo ku eedeyneysa faro-gelin joogto ah, taasi oo Kenya ay beenisay.
Afhayeen u hadlay dowladda Kenya, Cyrus Oguna ayaa ka jawaabay tallaabada ay qaadday Soomaaliya, wuxuuna ka hadlay waxa ay Kenya ka yeeleyso xiisaddan.
Warbixintan waa Nairobi kasoo diray Yaasiin Ciise Wardheere.