WASHINGTON D.C. — Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo xiisa leh oo ay ku jirto xubintii Hal-abuurka Heesaaga oo aad toddobaadkan ku dhageysan doontaan qeybtii 2-aad ee wareysi ay Barnaamijka Caweyska siisay fannaanadda Idil Barkhad.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.