Ciidamada Kenya ayaa sheegay inay dileen afar dagaal-yahan oo ka tirsan ururka Al-Shabaab kadib hawlgal ka dhacay kaynta Boni Forest ee Gobolka Lamu.
Faahfaahinta hawlgalkan waxaa warbixintan inooga soo diray Maxamed Faarax Shire.