MUQDISHO —
Barnaamijka Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay haddii madaxweyne Farmaajo uu sharciyad u haysto tallaabadii uu qaaday 24-kii December 2020 taasi oo uu ku saxiixay xeer madaxweyne oo dib dhigaya ansixinta wax ka beddelka dastuurka ku meel gaarka ah.
Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.