Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Fanaan-hore Faarax Siidow


Masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee Muqdisho
Masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee Muqdisho

Alle ha u naxariisyee, waxaa habeen hore magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fannaan hore, Faarax Siidow Faarax oo caan ku ahaan jiray heesaha yo fanka Banaadiriga, dhowr bilood ka hor geeridiisa ayaa waxa uu warbaahinta ka hor sheegay inuu ka fadhiistay fanka.

Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo ay muddo dheer is yaqaanneen, islamarkaana ay soo wada shaqeeyeen ayaa waxa la kulmay weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow, waxa uuna wax weydiiyay qofka uu ahaa Allaha u raxmadee Faarax Siidow?

Dhageyso Geerida Faarax Siidow
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00


XS
SM
MD
LG