Dawladda Jabuuti ayaa gaarsiisay Somaliland deeq ah agabka lagaga gaashanto cudurka Covid19, kas oo diyaaradii siday ay shalay gaartay magaalada Hargeysa, iyadoo masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka Somaliland ay soo dhaweeyeen.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.