Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay ismari-waaga ka taagan Biya Xireenka Ethiopia ee u dhaxeeya dalalka Ethiopia, Sudan iyo Masar ee loo yaqaan GERD.
Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters u si gaar ah arrintaas ula socdo, isaga oo ku baaqay in la taageero dhexdhexaadinta uu wado Ururka Midowga Afrika.
Warbixinta waxaa ka diyaariyay Xuseen Barre.