MUQDISHO —
Xaalada magaalada Muqdisho ayaan wali aan degeneyn siyaasad ahaan iyo amni ahaan.
Xiisadan ayaa ka dhalatey ka dib markii uu baarlamanka Soomaaliya Aqalkiisa Hoose uu ansixiyey habraac cusub oo doorasho kaasoo mudo laba sano ah waqtiga ugu kordhiyey hay'adaha dowladda iyo madaxweynaha.
Wariyaheena Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan ku eegaya wararkii ugu danbeeyey ee xaalada magaalada Muqdisho.