Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa dil togasha ah ku xukuntay sideed dhalinyaro ah oo sida lasheegay lagu helay kamid ahaanshaha kooxda Al-shabaab isla markaana magalada galkacyo ka fuliyay dilal.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug dhanka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa xukunkaas kaddib u waramay wariyaha VOA ee magaalada Gaalkacyo C/waaxid Macallin Isaaq.