MUQDISHO —
Masuuliyiin kala duwan ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ilaa xalay fiidkii ka socdey magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale ay billaabeen dadaallo xiisada lagu qaboojinaayo iyadoo dhinacyadii dirirtu dhaxeyseyna ay isla ogolaadeen xabad joojin.
Falastin Ahmed Iman ayaa arrimhaasi ku eegeysa warbixintan.