CAIRO —
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Congo, ahna Guddoomiyaha Midowga Afrika Flex Tshisekedi ayaa booqasho ku tagay magaalada Qaahira ee xarunta waddanka Masar, halkaas oo uu kula kulmay madaxwayne Abdel Fattah el-sisi.
Booqashada madaxweyne Tshisekedi ayaa qayb ka ah dadaallada xal u raadinta xiisadda biya-xireenka Ethiopia.
Faah-faahinta warkan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.