Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda magaalada Xudur ee gobolka Bakool oo muddo sanado ah ay saaran tahay xayiraad ay kusoo rogtay kooxda Al-Shabaab. Waxaa barnaamijka marti ku ah Maxamed Macallin Axmed oo ah guddoomiyaha degmada Xudur. Waxaa barnaamijka daadihinaya Nuur Xasan Nuur.