MELBOURNE —
Dowladda Canada ayaa la sheegey in ay dib u dejin siineyso ku dhawaad 200 qof oo qaxooti ah oo dalka Australia sharci iyo nolol la'aani ay ku heysato.
Dadkan oo ay Soomaali ay ku jirto ayaa waxa ay dowladda Australia u diiday in ay qaxooti ahaan u aqoonsato oo ay qaabisho.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo haya wariyaheenna Australia Ibrahim Omar Baafo.