Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Masar iyo Sudan ayaa ka codsaday Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay Khamiistii shalay inay soo farageliyaan muranka labadaasi wadan kala dhaxeeya Ethiopia ee ku saabsan biya xireenka weyn ee ay Ethiopia buuxineyso ee Wabiga Nile.
Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixintan inoo soo koobaya.