GARISSA —
Ugu yaraan 8 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay dagaal dhexmaray Soomaalida iyo Booranta ku nool gobolka Waqooyi Bari Kenya, waxaana dagaalkan uu ka dhashay dhul daaqsin ah oo xoola-dhaqatadu u soo guurtay.
Soomaalida ayaa sheegaya inay diyaar u yihiin wadahadal colaaddan lagu dhammeeyo.
Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ka soo diray Garissa.