Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkaan wuxuu ku saabsan yahay: Haweenka Soomaaliyeed ma ku guulaysan doonaan xaqiijinta qoondadooda siyaasadeed ee doorashada soo socota ee xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya?
Waxaa Barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.