London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Axmed Macallin Fiqi oo ah wasiirka amniga ee maamulka Galmudug. Barnaamijka ayaana ku saabsan howlgal militari oo ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo is-garabsanaya ay kula dagaalamayaan maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.