KAMPALA —
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in dalka Afghanistan ay 24-kii saacadood ee u danbeeyay ay ka soo daadgureysay dad gaaraa 19 kun oo qof.
Dalka Uganda ayaa isagu noqday dalkii u horreeyey ee Africa ee maanta la gaarsiiyay qaar ka mid ah qaxootiga Afghanistan ee la dalkooda laga daadgureynayo.
Warbixin ay qortey AFP waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.