Barnaamijka Bandhigga VOA ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay caqabadaha guurka ee haatan dhalinyaradu ay badi la kulmaan iyo dhaqankii hore ee guurka Soomaalida.
Sahra Ciidle Nuur, ayaa soo diyaarisay soona jeedineysa.