MUQDISHO —
Ha'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xalay fiidkii shaacisay in Ikraam Tahliil oo aheyd sarkaal ka tirsan NISA ay dileen ururka Al-shabaab oo ay gacanta u gashay.
Hooyada dhashay Ikraam oo lagu magacaabo Qaali Maxamuud Guhaad, ayaa warka NISA ku sheegtay waxba kama jiraan.
Wariyaha VOA ee magaalada Muqdisho Cabdulqaadir Cabdulle ayaa warbixin Muqdisho ka soo diray.