TORONTO —
Waalidiinta Soomaaliyeed ee Canada ayaa ka walaacsan dilalka dhallinyarada oo sii kordhaya, xilli ay wadaan dadaallo kala duwan oo arrintaas lagu joojinaayo.
Soomaalida qaar ayaa rumeysan in COVID-19 uu saameyn ku yeeshay dadaalladii lagu taageerayay dhallinyarada si looga baajiyo falalka aan wanaagsaneyn.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto ka soo diray.