DADAAB —
Qaxooti Soomaaliyeed oo dib u dejin ka helay dalka Maraykanka sanadkii 2001, islamarkaana habeeno kadib ku qornayaan dulimaadkii Maraykanka ayay saamayn ku yeesheen weeraradii 11-kii September, iyagoo ilaa xilligan ku sugan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.
Warbixintan waxaa xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ka soo diray wariyaha VOA-da Axmednuur Maxamed Cabdullaahi Yogol.