Haatanna ku soo dhawaada barnaamijkii Faaqidaadda Toddobaadka oo ku saabsan go'aankii ay xukuumadda Somaliland magaalada Laascaanood kaga tarxiishay dad ka soo jeeda koonfurta Somalia, waxaa barnaamijka soo diyaariyay halkana ka soo jeedinaya weriyaha VOA Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.