MELBOURNE —
Maanta oo Jimce ah ayaa magaalada Sydney ee dalka Australia salaadii jimcaha Muslimiintu ay ku iskugu yimaadeen masaajidda magaaladaas, kadib markii muddo afar bilood ah ay xirnaayeen.
Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixintan Melbourne ka soo diray.