Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin ku saabsan heshiiska Farmaajo iyo Rooble


Farmaajo iyo Rooble
Farmaajo iyo Rooble

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay lagu guuleystay inay heshiis ka gaaraan khilaaf u dhexeeyay oo ragaadiyay howshii geeddi socodka doorashooyinka Soomaaliya.

Xalka ayaa la gaaray kadib dadaallo ay in muddo ahba wadeen madaxweyneyaasha qaar ka mid ah maamuul goboleedyada, kuwaas oo in muddo ahba isku howlay sidii khilaafka jiray xal loogu heli lahaa.

Waxaana sida lagu sheegay war-saxaafadeed la soo saaray ay is-fahan ka gaareen qodob dhowor ah oo muranka horay ugu dhexeeyay uu ku saleysnaa.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA Cabdicasiis Barrow.

Faahfaahin ku saabsan heshiiska Farmaajo iyo Rooble
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00


XS
SM
MD
LG