Waxaa wali socda dagaallada gobolka Ma’rib ee dalka Yemen, kuwoodii ugu danbeeyana waxaa la sheegayaa in toabaneeyo ka tirsan xoogagga Xuutiyiinta lagu dilay weerar ay qaadeen ciidamda ay taageerayaan dowladaha Sunniga ee gobolka.
Warbixintan waxaa Qahira ka soo direy wariyaheenna Xuseen Sahnuni.