Ganacsatada waratada ah oo kusoo badanaya Magaalada Jigjiga ee xarunta deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegay inay dhibaato kulmaan ciidaanka dowladda hoose magaaladaasi oo kala erya.
Ganacsatadan oo u badan dumar danyar ah islamarkaana alaabo kala duwan ku iibiya waddooyinka Jigjiga ayaa sheegay in ganacsigooda ay ku maareeyaan qoysaskooda.
Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa warbixintaan noo soo diray.