Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waa uu toddobaadkan ku saabsan yahay haddii heshiiska madaxweyne Farmaajo iyo Rooble uu hoggaamin karo in kiiska Ikraan Tahliil Faarax lagu dhameeyo xal caddaalad ah. Waxaa marti ku ah garyaqaan Cali Maxamed Yuusuf oo ku magac dheer Abuukaate Cali Yare, oo ku sugan Muqdisho.