MUQDISHO — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashada xubnaha aqalka hoose ee dhowaan la filayo in ay Soomaaliya ka bilaabato.
Doorashada oo dib uga dhacday muddadii loo qorsheeyay ayaa waxa raja laga qabaa in ay si toos ah u bilaabato ka dib markii heshiis ay gaareen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble lagu soo afjaray khilaafkii muddada dhowrka bilood u dhaxeeyey.
Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.