Wakiilka Mareykanka ee Qaramada Midoobay Ambassador Linda Thomas-Greenfield ayaa todobaadkan booqasho ku tagtay qaaradda Africa gaar ahaan wadamada Mali, Niger iyo Gabon, iyadoo ku sugan caasimadda Gabon ee Libreville, ayey la hadashay wariyeyaasha oo toos su’aalo u weydiinayay, waxaana meelihii ay ka hadashay ka mid ahaa xaaladda Ethiopia oo wax laga weydiiyay.
Shara Cabdi Axmed ayaa inoo soo koobeysa.