MELBOURNE —
Soomaalida degan magaalada Melbourne iyo magaalooyinka kale ee Australia ayaa bishan November oo xayiraadii COVID-19 laga qaady saddex bilood kadib aad ugu mashquulsan diyaargarowga aroosyo lasheegay inay is-gaargaareen.
Mid ka mid ah dhallinyrada ka shaqeysatay Music-ga ee aroosyada ka tuma DJ Haashim Abukar ayaa sheegay inuu haysto 30 aroos ballamadooda.
Waxa uu Khadka taleefonka ugu warramay weriyaha VOA ee Moelbourne Ibraahim Cumar Baafo.