WASHINGTON, D.C —
Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u dirtay Ethiopia Jeffrey Feltman ayaa ku suggan caasimadda dalkaasi ee Addis Ababa, waxaana uu kullan la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ethiopia, gaar ahaan Ra’isul Wasaare ku xigeenka Ethiopia.
Kullankaas ayaa eyb ka ah dadaal caalami ah oo lagu doonayo in xabad joojin iyo wada hadal lagu dhex-dhigo dhinacyada ku dagaallamaya Itoobiya. Warbixin ay wakaaladaha wararka ka qoreen arrimaha Itoobiya, waxaa noo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.