Barnaamijkii Bandhigga VOA-da waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay: Maalinta Mahadnaqa ama Thanksgiving loo yaqaan dalkan Mareykanka oo la xuso sanad walba Khamiista u dambeysa ee bisha November.
Sahra Ciidle Nuur ayaa soo diyaarisay soona jeedineysa.