MUQDISHO —
Kulan saacado badan qaatay oo ay xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen, Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.
Rooble ayaa u ballanqaaday Midowga Musharraxiinta inuu wax ka qaban doono wixii madmadow ah ee ka jira habsami u socodka doorashooyinka.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.