Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkani waxa uu ku saabsan yahay doorashada Soomaaliya, gaar ahaan kaalinta dhameystir la’aanta dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya uu ku leeyahay dib u dhacyada iyo khilaafaadyada doorashooyinka dalka.
Waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.