Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsanyahay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho, waxaana dhageysteyaasha kala qeybgalay afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan.
Waa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.