HARGIESA —
Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa u soo gudbiyey shir-guddoonka gollaha mooshin ay ku dalbanayaan in la dhagan-galiyo xeerka furista ururada siyaasada.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.