JABUUTI —
Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta la hadlay shacabk Djibouti, isago tilmaamey in sanadka cusub u rajeynayo in laga gudbo dhibaatooyinka caabuqa covid-19 iyo in xaaladda geeska Africa ay ku talaabsato nabadgalyo.
Wariyaha VOA-da ee Jabuuti Ramadan Muse ayaa warbixitan inoo soo diray.