Barnaamijka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sare u kaca xanuunka COVID-19 faraciisa Omicron iyo walwalka ku aaddan dib u noqoshada iskuulada.
Barnaamijka waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Caasho Ibrahim Aden "Caashocuud"