LONDON —
Waxaa soo xoogaysanaya cadaadiska siyaasadeed ee ka dhanka ah Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson kadib markii ay soo baxeen in xaflado ay dad badan kasoo qayb-galeen lagu qabtay xafiiskiisii xilligii uu waddankaasi ku jiray xayiraaddii adkayd ee loo soo rogay cudurka COVID-19 darteed.
Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa wararkan ka waraystay Maxamed Nuur Qalimoow oo ka faallooda siyaasadda Britain.