Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaan kaga hadlaynaa in doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia ay ku dhammaan karto xilligii loo qabtay iyo in kale.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Xasan Kaafi Qoyste.