GARISSA —
Afar qof ayaa ku dhintay gaari ay saarnayeen dad rayid ah oo ku sii jeeday magaalada Wajer kadib markii ay miino la qaraxday waxaana miinada la dhigay inta u dhaxeysa Weelgaras iyo Handhaaki ee Koonfurta ismaamulka Wajeer.
Maxamed Faarax Shire ayaa wabixintan soo diray.