Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorashada golaha shacabka ee Soomaaliya ma lagu dhameyn karaa waqtiga loogu talo-galay. Waxaa marti ku ah agaasimaha Machadka Heritage ee daraasaadka siyaasadda Prof. Afyare Cali Cilmi.
Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.