Xaaladda abaaraha ka jira gobolka Awdal ayaa kasii dareysaa, waxaana qeylo-dhaan kasoo yeereysa dadka xoolaha dhaqatada ah ee miyiga gobolkaas.
Hashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan inoo soo diray.