Sagaal ka mid ah ciidamada dalka Suudaan ee qaybta ka ah Isbahaysiga dowladaha Sunniga ee jooga dalka Yemen ayaa lagu dilay weerar ay qaadeen maleeshiyada Shiicada ee Xuutiyiinta, waxaana lagu dhaawacay tiro kale oo aad u badan.
Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan kasoo diray Qaahira.