Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdi Kaafi Maxamuud Makaraan oo ah Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.