Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkiga oo isbedel ku sameeyey, magaca dalkiisa loogu yeedhayo


Virus Outbreak Turkey Erdogan
Virus Outbreak Turkey Erdogan

Qaramada Midoobay ayaa todobaadkan dhaqan-gelisay codsi uga yimid dowladda Turkiga, kaas oo ah in hadda kaddib dalkaas loogu yeedho magaca "Türkiye" halka haatan laga yidhaahdo Turkey. Arbacadi ayay Qaramada Midoobay ku wargelisay dhammaan laamaheeda kala duwan in dalka Turkiga magaca laga beddelay.

Haddaba maxay tahay sababta ka danbeysay in Turkigu uu magaca iska beddelo. Warbixintan waxaa London kasoo diray, Wariyaha VOA-da ee Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Magac bedelista Turkiga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG